阿拉伯语学习网

  • 高级搜索
  • 收藏本站
  • 网站地图
  • RSS订阅
  • 设为首页
  • TAG标签
  • TAG列表
  • 关键字列表
当前位置: 首页 » 阿拉伯文化 » 阿拉伯国家概况 » 索马里 » 正文

阿拉伯国家概况:索马里国歌

时间:2011-04-26来源:互联网  进入阿拉伯语论坛
核心提示:索马里的国歌(附歌词) 索马里的国歌Somaliyaay toosoo。 歌词: CHORUS: Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee. Ummadyahay mar kale toosoo Calankiinna wada tiirshoo, Danta g
(单词翻译:双击或拖选)

索马里的国歌(附歌词) 

索马里的国歌Somaliyaay toosoo。

歌词:

CHORUS:
Somaliyaay toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag daranee
Taageera waligiinee.

Ummadyahay mar kale toosoo
Calankiinna wada tiirshoo,
Danta guud ku taagsada oo
Isu wada tanaasula eey.

CHORUS

Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
Gobannimada taam ka dhigee,
Rabbi toobad weyddiistoo
Talo saarta Weynaha eey.

CHORUS

Qabiilkaad ku tookhdaan baa
Qawmiyaddaada kaa tira oo,
Tayo li’ida qoysqoyskaa
Idin bada tabaalaha eey.

CHORUS

Inuu Naar ku taro mooyee
Dagaal ehel ma taabaggalee,
Shacabkaa in loo tudho oo
La tabantaabsho kaa mudaneey!

CHORUS

Curaddadaada taargo’ayaa
Tiiraanyo qaran weeyee,
Walaalkiis kan tooganayow
Adays jaray tagoogaha eey.

CHORUS

Quruun teeda hanan weydaa
Tiqo kuma leh dunideenee,
Adduunyada ka tamin qaadtoo
Assaagiina tiigsada eey. 
 

顶一下
(0)
0%
踩一下
(0)
0%

热门TAG: 阿拉伯文化 阿拉伯国家概况 索马里 国歌


------分隔线---------- ------------------
[查看全部]  相关评论
栏目列表